Alshabaab oo Sheegatay weerar Hoobiyayaal ah oo maanta lagu qaaday Shirka wada jirka labada Aqal ee Baarlamanka FS.
Muqdisho(Jalalaqsi Online)Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ee caasimada Soomalaiya ayaa sheegaya in goordhow hoobiyeyaal lagu garaacay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya…