DF oo markii ugu horreysay xirtay qaar kamid ah akoonada maaliyadeed ee Al-Shabaab
Muqdisho (jalalaqsi Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ku guulaysatay inay xanibto akoono maaliyaddeed oo ay kooxda Al-Shabaab…
Muqdisho (jalalaqsi Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ku guulaysatay inay xanibto akoono maaliyaddeed oo ay kooxda Al-Shabaab…
Muqdisho (jalalaqsi Online) – Inkastoo maleeshiyada Al-Shabaab laga saaray inta badan deegaanada Gobolka Hiiraan ayuu Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) uu…
Muqdisho (jalalaqsi Online) – Weriyaasha Soomaaliyeed ayaa kulan duco ah magaalada Muqdisho ugu sameeyey Maxamed Ciise Koonaa iyo Cabdullahi Jaamac oo…
Muqdisho (jalalaqsi Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta wareegto uu soo saaray ku magacaabay La-taliyaha xiriirka caalamiga…
Muqdisho (jalalaqsi Online) –Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha Diinta ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaacisay amar cusub oo ay…
Muqdisho (jalalaqsi Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in howl-gal qorsheysan lagu dilay 21 ka tirsan Al-Shabaab, halka ku dhawaad…
Muqdisho (jalalaqsi Online) – Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dhowr jug oo caawa laga maqlay inta badan degmooyinka Muqdisho,…
Muqdisho (jalalaqsi Online) –Dhowr qarax ayaa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaas oo warar kala duwan ay ka soo baxayaan.…
Muqdisho (jalalaqsi Online) –Madaxweynihii hore Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa waxa uu si kulul uga hadlay dad uu sheegay inay…
Hargeisa (jalalaqsi Online) – Xukuumadda Somaliland ayaa markii u horeysay si adag uga jawaabtay eedeymo lagula xiriiriyay kooxda Al-Shabaab, kuwaasi…
Muqdisho (jalalaqsi Online) –Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa kulamo gaar gaar ah magaalada Muqdisho kula yeeshay xubnaha Beesha Caalamka…
Muqdisho (jalalaqsi Online) –Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macallimuu oo ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa si weyn uga horyimid arrin…
(jalalaqsi Online) – Dabley hubaysan ayaa 30 carruur ah ka afduubtay Waqooyiga Gobolka Katsina ee waddanka Nigeria, waxaana ay dalbadeen…
Muqdisho (jalalaqsi Online) – Wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay bayaan ay ku taageereyso heshiis ay gaareen…
Muqdisho (jalalaqsi Online) – Kooxda Al-Shabaab ayaa bayaan ay soo saartay si lama filaan ah ugu qiraty in maleeshiyo looga…