Wararkii ugu dambeeyay ee shirka Maanta ka furmay Muqdisho
Muqdisho (jalalaqsi Online) – Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir xasaasi ah oo u dhexeeyo dowladda federaalka iyo waddamada dariska,…
Muqdisho (jalalaqsi Online) – Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir xasaasi ah oo u dhexeeyo dowladda federaalka iyo waddamada dariska,…
Garbahaarey (jalalaqsi Online) – Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in uu halkaas ka socdo qorshe lagu daad-gureynayo ciidamadii Gorgor…
Muqdisho (jalalaqsi Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa kumanaan askari u dirtay dalal dibadda ah, si ay u xoojiso ciidamada xoogga dalka oo…
mogadisho (jalalaqsi Online)—Safiirka Dalka Maraykanka ee Soomaaliya Larry E. André, Jr. ayaa xaruunta safaaradda ee Muqdisho kula kulmay Aabbaha dhalay…
Muqdisho (jalalaqsi Online) – Samantha Power oo ah maamulaha hay’adda USAID ee Mareykanka oo soo gaartay gudaha magaalada Muqdisho ayaa Talaadadii…
Muqdisho (jalalaqsi Online) – Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta go’aan kasoo saartay kiis la yaableh oo ka dhashay…
Qaahira (jalalaqsi Online)—- Dowladda Talyaaniga ayaa dhiggeeda Jamhuuriyadda Carabta Masar kala hadashay xal u helista qulqulka tahriibayasha Afrika ee dalkaas…
Washington (jalalaqsi Online) – Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhimatay weerar ka dhacay meel qoob ka ciyaarka lagu sameeyo halka…
Bosaaso (jalalaqsi Online)—-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay Isimada, Cuqaasha, Nabadoonada, Waxgaradka , Aqoonyahanka ,…
mogadisho (jalalaqsi Online)==== Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda gobolka Banaadir ahna ku simaha guddoomiyaha oo uu wehliyo gudoomiye ku…
Muqdisho (jalala qsi Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caddeysay mowqifkeeda ku aadan falkii ka dhacay dalka Sweden, kadib markii uu…
(Jalalaqsi Online)—- Dekedda magaalladda Chornomorsk ee Gobalka Odessa ee dalka Ukraine waxaa maanta oo Axad ah ka soo shiraacday Markab…
Kismaayo (jalalaqsi Online) – Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland ayaa howl-gal culus ka wada deegaanka Janaay Cabdalle oo…
Muqdisho (jalalaqsi Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa ka hadlay xoreynta deegaanka Janaay Cabdalle oo maanta ay…
mogadisho (jalalaqsi Online)—Gudoomiyaha Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Gaashaanle sare Xasan Cali Nuur (Shuute) ayaa ka hadlay sababaha dadka…