Guddiga Xallinta khilaafaadka Doorashooyinka Dadban ayaa soo saaray warkhad ay ku qorantahay Cabashooyinka rasmiga ee ay go’aanka ka gaareen, Dacwadaha dib ay ula noqdeen Soo Dacwoodayaashu, cabashooyinka aan waafaqsaneed habraacyadii lagu heshiiyey iyo 25 dacwo iyo wixii ku soo kordha oo loo gudbin doono Gollaha Wadatashiga Qaranka marka ay soo idlaadan kuraasta Doorashooyinkoodu dhiman yihiin.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA OO DHAMEYSTIRAN

No photo description available.