Muqdisho (Jalalaqsi  Online) –  Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta  ansixiyay miisaaniyadda dowladda sanadka 2023,kadib kulan ay isugu yimaadeen Xildhibaanada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Kulanka Golaha labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo horay Xildhibaaanda loogu wargaliyay ayaa waxaa maanta lagu ansixiyay miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2023.

Xildhibaanada ayaa soo xaadiray kulanka,waxaana Tirada guud ee xildhinaada ogolaatay ansixinta miisaaniyadda sanadka soo socda  lagu sheegay 172 xildhibaan

                                                         Hoos ka daawo sawirrada 

    
                                                                         Jalalaqsi  Online