Muqdisho(Jalalaqsi Online) doorasho maanta ka dhacday teendhada afisyooni ayaa lagoogu doortay Senator Cabdulaahi Cali Timacade guddoomiye ku xigeenka 2aad ee golaha Aqalka sare ee BJFS waxaana uu helay codad gaaraya 30 Cod.
musharaxa la tartamayey oo ah Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa helay 23 cod.
Guddoomiyaha KMG ee golaha aqalka sare ayaa ku dhawaaqay natiijada.