Wasiir loo diiday in uu tago degmooyinka gobol ka tirsan Puntland
Garoowe (jalalaqsi Online) – Wasiir Ku-xigeenka dekedaha iyo gaadiidka badda Puntland Qaasim Maxamed Yuusuf ayaa loo diiday in uu tago degmooyinka…
Garoowe (jalalaqsi Online) – Wasiir Ku-xigeenka dekedaha iyo gaadiidka badda Puntland Qaasim Maxamed Yuusuf ayaa loo diiday in uu tago degmooyinka…
Aadan-yabaal (jalalaqsi Online) – Ra’iisul wasaaraha dalka Xamza Cabdi Barre ayaa qoraal ka soo saaray muhiimadda safarkii uu maanta ku…
Muqdisho (jalalaqsi Online) – Safiirka Qatar ee Soomaaliya Cabdalla Bin Saalim Al-Nuceymi oo khudbad ka jeediyay munaasabad lagu maamuusayay maalinta Qaranimada Qatar…
Muqdisho (jalalaqsi Online) – Weerar culus oo dhanka baraha bulshada ayaa waxaa lagu qaaday Wariye Farxaan Maxamed Jimcaale oo haatan ah afhayeenka…
Beledweyne (jalalaqsi Online) – Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiraan, Cali Jayte Cismaan ayaa qaatay tallaabo lama filaan, kadib go’aan culus oo uu…
Muqdisho (jalalaqsi Online) – Waxaa marba marka kasii dambeysa cirka isku sii shareeraya guuxa siyaasadeed ee ka dhanka ah guddoomiye ku…
Muqdisho (jalalaqsi Online) – Siyaasiyiin ka soo jeeda gobolka Gedo iyo qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ayaa ciidanka Itoobiya…
baydhabo (jalalaqsi Online) – Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta maamulka K/Galbeed ayaa 12 maalmood kadib, waxay dib u qabsadeen…
Washington (jalalaqsi Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Mareynkanka. Madaxweynaha iyo wafdigiisa…
Xudur (jalalaqsi Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, ahna haatan ku simaha madaxweynaha dalka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) iyo…
Muqdisho (jalalaqsi Online) – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Xoghaye guud oo cusub u…
Muqdisho (jalalaqsi Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in la fashiliyay qorshe ay damacsanaayeen xubno Shabaab ah oo isku aruursanayay…
Muqdisho ( jalalaqsi Online) –Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in la bilaabayo wejiga 2aad ee dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab…
jowhar ( jalalaqsi Online) –Wefdi uu hoggaaminayo wasiirka difaaca dalku ku gaaray degmada Qadiimiga ah ee Aadan yabaal oo dhawaan…
Muqdisho ( jalalaqsi Online) – Kulan ayaa maanta xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ku lahaayeen magaalada Muqdisho ayaa kooram la’aan u baaqday,…