DEG DEG: Maxkamadda Sare oo diiday qaadista kiiska kursika Dacwada Fahad Yaasiin
Muqdisho (Jalalaqsi Online) – Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa go’aan lama filaan ah oo ay qaadatay ku diiday qaadista Dacwadda kiiska…
Muqdisho (Jalalaqsi Online) – Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa go’aan lama filaan ah oo ay qaadatay ku diiday qaadista Dacwadda kiiska…
Muqdisho (Jalalalqsi Online)Guddiga Doorashada Guddoonka Aqalka Sare ee BFS wuxuu maanta shaaciyay Jadwalka Doorashada Guddoonka Aqalka Sare oo noqon doona…
Muqdisho(Jalalaqsi Online) qoraal lagu shaaciyey barta Face booga ee Gudoonka Baarlamaanka Federaalka soomaaliya ayaa lagu shaaciyey qoraal sheegaayo jadwalka Doorashada…
Muqdisho(Jalalaqsi Online)Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ee caasimada Soomalaiya ayaa sheegaya in goordhow hoobiyeyaal lagu garaacay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya…
Xildhibaanada labada aqal ee barlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan wadajir ah ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ansixiyey jadwalka doorashada guddoonka…
Muqdisho (Jalalaqsi Online) – Guddoomiyaha ku meel gaarka ah ee Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdisalaan Axmed Dhabancad ayaa magacaabay guddiga qaban qaabada…
Muqdisho (jalalaqsi Online)Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa diiday soo jeedinta guddoomiyaha Kumeel gaarka ah ee Golaha Shacabka taas oo ahayd magacaabista…
Muqdisho.(JALALAQSI ONLINE):- Waxaa goordhow xarunta Villa Hargeysa ka furmay Kala Fadhiga 1aad Kulankiisa 1aad ee Baarlamanka 11-aad, waxaana ghir guddominaya…
Garbahaareey(Jalalaqsi Online) Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Gedo Axmed Buulle Gareed ayaa ka soo horjeestay go’aankii ka soo baxay guddiga doorashooyinka heer…
Muqdisho (Jalaqsi Online)- Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ( SEIT) ayaa caawa shaaciyey Jadwalka Kuraasta…
Muqdisho (Jalalaqsi OtAAMIR12345 Jalalaqso Online )-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa Go’aan kasoo saaray Deegaan doorashada Labaad ee Dowlad goboleedka…
Taliye ku xigeenka ciidanka Asluubka Soomaaliyeed Jeneraal Cilmi Waasuge Coloow ayaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Munaasabada 12ka april…
Raysul wasaaraha Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa asaga oo caasimada joogo ka qayb galin sanad guuradii 62aad ee ciidanka xooga Soomaaliyeed…
Guddiga doorashooyinka dadban ee heer federaal ee FEIT ayaa maanta war cusub kasoo saaray munaasabadda dhaarinta xildhibaanada cusub ee labada…
12-ka April waa maalin weyn oo ka mid ah maalmaha qaran ee shacbiga Soomaaliyeed ay u dabbaaldegaan xuska maalinta ciidanka…