Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo toogasho ku fulisay Shariif Jini
Xarardheere (Jalalaqsi Online) – Maxkamadda ciidamada qalabka sida, qaybta 21-aad ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku filsay askari ka…
Xarardheere (Jalalaqsi Online) – Maxkamadda ciidamada qalabka sida, qaybta 21-aad ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku filsay askari ka…
New York (Jalalaqsi Online) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdo Barre iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa…
Gaal kacyo(Jalalaqsi Online) –Ciidanka Qaranka iyo geesiyaasha dadka deegaanka ayaa Khawaarijta ka qabsaday deegaannada Sargo iyo Qodqod oo ka tirsan…
Muqdisho (Jalalaqsi Online) – Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sadiiq Aadan Cali (Doodishe) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho…
Kismaayo (Jalalaqsi Online) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta qaaday tallaabo yaab leh, kadib…
Muqdisho (Jalalaqsi Online) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ku daah-furay munaasabad ballaaran,…
Dhuusamareeb (Jalalaqsi Online) – Wasiirka amniga gudaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Aadan (Madoobe) oo wareysi siiyay laanta afka Soomaaliga…
Laascaanood (Jalalaqsi Online) – Hoggaanka SSC-Khaatumo ayaa markii u horreysay shaaciyay in dowladda federaalka Soomaaliya aysan ka yeeli doonin in…
Jowhar (Jalalaqsi Online)-Waxaa soo baxay faahfaahino la xiriira qarax caawa ka dhacay guri ku yaal magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka…
Muqdisho (Jalalaqsi Online) – Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta si rasmi ah usoo gabagabeysay dhageysiga dacwad masuq-maasuq oo loo haystay…
Muqdisho (jalalaqsi Online) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyay shirka todobaadlaha ah ee golaha…
Muqdisho (jalalaqsi Online) – Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay 6-sargaal oo ka tirsan waaxda…
Dhuusamareeb (Jalalaqsi Online) –Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta howlgalinta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee Dhuusamareeb kula kulmay…
Muqdisho (Jalalaqsi Online) – Guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga ee maamulka degmada Dayniile, Cali Cabdi Faarax oo la hadlay warbaahinta ayaa faah-faahin…
Ruun-nirgood (Jalalaqsi Online) –Dowladda Soomaaliya ayaa war ka soo saartay duqeyn maanta Al-Shabaab loogu geystay aagga degmada Ruun-nirgood, taas oo…