Garbahaarey(jalalaqsi Online) –Taliyaha Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee gobolka Gedo, ayaa loo magacaabey Gen Jamaal Xasan Sareey.

Sidoo kale Maxamed Cabdiraxmaan Yacquul (Sandheere) ayaa loo Magacabey Taliye ku xigeenka Nisa ee Gobolka  Gedo

Magacaabistan ayaa imaanaysa todobaad uun kadib markii la diley Alle ha u naxariistee Taliye Baakal Kooke.

Ururka Al-shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda dilka loo geystay Marxuum Kooke.

                                                              jalalaqsi Online