Beledweyne(jalalaqsi  Online) –Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka soomaliya Xasan sheekh maxamuud iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa goordhow soo gaaray magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan

Garoonka Diyaaradaha ugaas khaliif waxaa kusoo dhaweyey madaxweyne cali guudlaawe xuseen iyo ku Xigeenkiisa yuusuf axmed hagar Dabageed iyo Xubno ka tirsan Maamulka Gobolka Hiiraan

intaasi kadib wafdiga madaxweynaha ayaa loo soo galkbiyey Gudaha Magaalada waxana uu hadda kulan uun la qaadanayaan Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka soomaliya iyo Maamulka Gobolka Hiiiraan

                                                        jalalaqsi  Online