maxaas (jalalaqsi  Online) –Madaxweynaha Jamhuuriyada federalka soomaliya Xasan sheekh Maxamuud iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa Gordhow Garaay Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan,

Waxaana halkaasi kusoo dhaweeyey Madaxweyne ku Xigeenka Hirshabelle yuusuf axmed hagar Dabageed Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jeeyte Cismaan Xildhibaano iyo saraakiil Ciidan,

Madaxweynaha ayaa kulamo kala Duwan la qaadanaya madaxda ku sugan Degmada maxaas ee Gobolka Hiiraan waxaana uu kala hadli Doonaa sidii oo Dardar galin lahaa Dagaalka ka dhanka ah ee alshabaab

Madaxweyne xasan sheekh maamuud ayaa horay u sheegay ineey ka Go’an tahay Dagaalka lagula jio ururka alshabaab

                                jalalaqsi  Online