Muqdisho (jalalaqsi Online)Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa diiday soo jeedinta guddoomiyaha Kumeel gaarka ah ee Golaha Shacabka taas oo ahayd magacaabista 10 xubnood oo noqon lahaa guddiga doorashada guddoonka Golaha Shacabka.Dood dheer ka dib waxaa la isku afgartay in beel walbo oo ka dim ah shanta beelood ee Soomaaliyeed ay soo xushaan min 2 xubnood ka dibna guddoomiyaha usoo gudbiyaan mudo saacad gudaheeda ah.

Shirka maanta aya si taxadar leh u socda waxaana lagu wada haayaa isha wixii ka soo baxa