Skip to content
  • Sun. May 18th, 2025
  • SUNNAH OF OUR PROPHET
  • THE NOBLE QURAN
  • ISLAM Q&A

WARARKA MAANTA

Faah-faahinta qaraxyo caawa ka dhacay MUQDISHO Madaxweyne Xasan Sheekh oo war ka soo saaray geerida Xildhibaan Shaacir KHADIIJA Maxamed Diiriye oo maanta geeriyootay Ciidanka ATMIS oo berri lagala wareegayo amniga Villa soomaaliya Al-Shabaab oo weeraro culus ka fulisay deegaano ka tirsan Koonfur Galbeed
Warar

Wasiir loo diiday in uu tago degmooyinka gobol ka tirsan Puntland

Dec 14, 2022

Garoowe (jalalaqsi Online) – Wasiir Ku-xigeenka dekedaha iyo gaadiidka badda Puntland Qaasim Maxamed Yuusuf ayaa loo diiday in uu tago degmooyinka…

Warar

R/W Xamza oo shaaciyey sababta uu maanta ugu safray Aadan-Yabaal

Dec 14, 2022

Aadan-yabaal (jalalaqsi Online) – Ra’iisul wasaaraha dalka Xamza Cabdi Barre ayaa qoraal ka soo saaray muhiimadda safarkii uu maanta ku…

Warar

QATAR oo ballan-qaad culus u sameeysay DF Soomaaliya

Dec 13, 2022

Muqdisho (jalalaqsi Online) – Safiirka Qatar ee Soomaaliya Cabdalla Bin Saalim Al-Nuceymi oo khudbad ka jeediyay munaasabad lagu maamuusayay maalinta Qaranimada Qatar…

Warar

Weerar culus oo lagu qaaday Farxaan Jimcaale iyo falcelin ka dhalatay

Dec 13, 2022

Muqdisho (jalalaqsi Online) – Weerar culus oo dhanka baraha bulshada ayaa waxaa lagu qaaday Wariye Farxaan Maxamed Jimcaale oo haatan ah afhayeenka…

Warar

Cali Jayte oo qaaday tallaabo lama filaaan ah kana baxay guddigii lagu daray

Dec 13, 2022

Beledweyne (jalalaqsi Online) – Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiraan, Cali Jayte Cismaan ayaa qaatay tallaabo lama filaan, kadib go’aan culus oo uu…

Warar

Mooshinka Sacdiya oo weji cusub yeeshay – Maxaa ka soo kordhay?

Dec 13, 2022

Muqdisho (jalalaqsi Online) – Waxaa marba marka kasii dambeysa cirka isku sii shareeraya guuxa siyaasadeed ee ka dhanka ah guddoomiye ku…

Warar

Dilkii Bakaal Kooke oo loo heysto ciidanka Itoobiya iyo kacdoon ka qarxay Gedo

Dec 12, 2022

Muqdisho (jalalaqsi Online) – Siyaasiyiin ka soo jeeda gobolka Gedo iyo qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ayaa ciidanka Itoobiya…

Warar

Ciidanka DF oo 12 maalmood kadib dib ula wareegay degaan muhiim ah oo laga qabsaday

Dec 12, 2022

baydhabo (jalalaqsi Online) – Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta maamulka K/Galbeed ayaa 12 maalmood kadib, waxay dib u qabsadeen…

Warar

Madaxweyne Xasan sheekh oo ka qeyb galaya shirka madaxda Afrika & Mareykanka

Dec 12, 2022

Washington (jalalaqsi Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Mareynkanka. Madaxweynaha iyo wafdigiisa…

Warar

Sawirro: Khilaafka Aadan Madoobe iyo Lafta Gareen oo soo shaac baxay – Maxaa maanta dhacay?

Dec 12, 2022

Xudur (jalalaqsi Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, ahna haatan ku simaha madaxweynaha dalka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) iyo…

Warar

Cabdi Xaashi oo sameeyay dallacsiin iyo magacaabis kadib soo jeedinta 33 Senator

Dec 12, 2022

Muqdisho (jalalaqsi  Online) – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Xoghaye guud oo cusub u…

Warar

DF oo fashilisay qorshe ay Al-Shabaab la damacsanaayeen degmada Aadan Yabaal

Dec 10, 2022

Muqdisho (jalalaqsi Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in la fashiliyay qorshe ay damacsanaayeen xubno Shabaab ah oo isku aruursanayay…

Warar

DFS oo sheegtay in la bilaabayo wejiga 2aad ee howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab

Dec 10, 2022

Muqdisho ( jalalaqsi  Online) –Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in la bilaabayo wejiga 2aad ee dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab…

Warar

Wafdi ka socda Dowlada Soomaliya oo Gaaray Degmada Aadan Yabaal + sawirro

Dec 10, 2022

jowhar ( jalalaqsi Online) –Wefdi uu hoggaaminayo wasiirka difaaca dalku ku gaaray degmada Qadiimiga ah ee Aadan yabaal oo dhawaan…

Warar

Mooshin la horgeyn lahaa BF oo dib u dhacay kadib markii…

Dec 10, 2022

Muqdisho ( jalalaqsi  Online) – Kulan ayaa maanta xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ku lahaayeen magaalada Muqdisho ayaa kooram la’aan u baaqday,…

Posts pagination

1 … 32 33 34 … 48

WARAR HORE

Warar

Faah-faahinta qaraxyo caawa ka dhacay MUQDISHO

Apr 28, 2024
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo war ka soo saaray geerida Xildhibaan Shaacir

Dec 30, 2023
Warar

KHADIIJA Maxamed Diiriye oo maanta geeriyootay

Dec 20, 2023
Warar

Ciidanka ATMIS oo berri lagala wareegayo amniga Villa soomaaliya

Dec 16, 2023

Proudly powered by WordPress | Theme: Newsup by Themeansar.

  • Home